Scroll to Top

Jubbalandi Media

wararka, geeska africa

Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Jubaland ayaa xalay  dagal lagashay maleshiyaadka Al-shabaab  Xasan Ciraaqi oo kamid ah saraakiisha ciidamada Daraawiishta Jubaland ayaa ka warbixinaya dagaalkii xalay dhex maray Al-shabaab iyo ciidamada Jubaland iyo weliba khasaarooyinka ka dhashay. HOS KA DAAWO ...

Agaasimihii FBI-da ee shaqada laga eryey James Comey ayaa xubnaha senate-ka Mareykanka maanta u sheegay in madaxweyne Trump uu ka doonayey inuu daacad u noqdo, islamarkaana joojiyo baaritaanka lagu hayo xiriirka kaaliyayaashiisa iyo saraakiisha Ruushka. Trump ayaa shaqada ka eryey Comey bishii tagtay, isaga oo sheegay inuu maskaxda ka hayey “arrinta Ruushka” markii...

7 ruux ayaa dhimatay halka 48 kale Isbitaal la dhigay kadib markii weerar loo adeegsaday baabuur iyo mindiyo xalay lagu qaaday dad ku sugnaa London bridge iyo baarar kuyaala Borough market.Weerarkan ayaa la sheegay inay gaysteen 3 qof oo uu boolisku toogtay. Booliska ayaa lasoo wacay abaarihii 22:00 saacada London kadib markii baabuur van ah la jiidhsiiyay dhowr ruux.Baabuurkii...

Taliyaha Booliska gobolka Gobolka Jubbada hoose Mudane Max’ed Naasir Guuleed Xasan ayaa ka warbixiyay amniga magaalada Kismaayo iyo magaalooyinka kale ee xorta HOOS KA DAAWO ...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhaw oo galabta ah kusoo laabtay Magaalada Kismaayo, waxaana uu ka warbixiyay Safarkii uu dhawaan ku tagay Magaalada Cadaado halkaas oo uu kaga qayb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Galmudug iyo kulamo lagu dhamaynayay Khilaafkii mudo ka dhex taagna Galmudug iyo Puntland. ...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay ka qayb galay Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa kaga hadlay qudbadiisa Arimo kala duwan oo ay kamid tahay in Dowlada Federaalku ay la shaqayso isla markana ay ka war qabto xaaladaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Dhexe. https://youtu.be/nok7K-y3_Hc ...

Xerada kabasa oo ay ku jiraan dad barakacayaal ah ayaa waxaa maalmahan ku biirayay kuwo cusub iyadoo xaalada xeradu ay hada tahay mid adag oo noloshu ay aad u adag tahay. ...

Barnaamijka Ardaaga oo ka baxa Jubbaland Tv ayaa caawa lagaga hadlay dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaana ka qayb galay masuuliyiin kala duwan, hoos ka daawo.   ...

Maktabad Cusub ayaa laga furay Magaalada Beledxaawo ee Gobolka Gedo iyadoo ay ka faa’iidaysanayaan Bulshada deeganka. ...

Dr Xabeeb oo ah dhakhtar caan ka ah Soomaaliya isla markana dabiiba Xanuunada dhimirka ayaa Xarun Cusub oo lagula tacaalo dadka dhimirka ka xanuunsan waxaa uu ka hirgaliyay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland. Hoos ka daawo. ...

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo Madaxa ku xigeenka qaybta Arimaha Bulshada ee Midowga Yurub ayaa booqday iskuulka Badar oo ah iskuul ay Dowladu leedahay oo laga hirgalinayo Magaalada Kismaayo. ...

Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay tartan orodka Baaskiilada ah kaas oo loo qabtay dadka naafada ah ee ku nool Magaalada Kismaayo oo laga soo xulay Xaafadaha kala duwan ee Magaaladu ay ka kooban tahay. ...

Shirkii qamiislaha ahaa ee golaha wasiirada dowlad goboleedka Jubaland ee maanta  ka dhacay guriga martida ee Magalaad Kismaayo waxaa shir gudoominayey  mudane Axmed Maxamed Islaam  Madaxwaynaha dawlada goboleedka Soomaaliyeed ee jubaland kulanka maanta ayaa warbixin looga dhagaystay wasiirada kala ah wasiirka kaluumaysiga iyo qayraadka bada ee dawalad goboleedka jubaland...

Faarax Macalin oo kamid ah Siyaasiyiinta wadanka Kenya horayna usoo noqday mudane katirsan Baarlamaanka wadankaas ayaa ka hadlay Xildhibaanada midoobay ee Horusocod. Madasha Horusocod ayaa dhawaan in ka badan boqol Xildhibaan ay ku yagleeleen Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. ...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin. Safarka Trump uu kaga yimid magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga ee uu ku tagay Tel Aviv ayaa ahaa mid taariikhi ah,...

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sheegay in shirkii dhawaan ka dhacay London uu wax badan ka badalaa kuwii hore si gaar ahna wuxuu sheegay in uu filayo in Soomaalida wax u dan ah uun diirada lagu saaray hadana ka mira dhalinteedii ay sugayaan. ” Shirkii London dhismaha ciidamada iyo in la...

Madaxwayne ku xigeenka koobad ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Adaan, ayaa maanta oo Sabti ah daah furay Imtixaanka mideysan ee Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Jubbaland. Madaxwayne ku xigeenka oo ay wehliyaan Wasiirka Waxbarashada iyo ku xigeenkiisa ayaa tagay Iskuulka Kafaalo Ganaane oo ku yaalo Xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo. Wasiirka Waxbarashada Jubbaland...

Madaxweynaha Wadanka Maraykanka Donald Trump ayaa la gudoonsiiyay bilad sharafta ugu saraysa ee dalka Sucuuiga. Boqor Salmaan ayaa hadiyadan gudoonsiiyay Madaxweyne Trump iyadoo ay tahay booqashadii ugu horaysay ee isaga oo Madaxweyne ah uu dalka dibadiisa ugu boxo. ...

Qof naftii halige ah ayaa maalmo kahor isku qarxiyay meel banan ah isagoo galaaftay Noloshiisa iyo hal qof oo ra’yid ah. Intaas kadib Taliska Hay’adaha Booliska iyo Nabadsugida ayaa shir deg deg ah ka yeeshay Xaalada Nabadgalyada Magaalada Kismaayo waxaana intaas kadib ay Jubbaland Tv uga warbixiyeen kulankaas deg dega ah iyo qaraxa Kismaayo ka dhacay. Hoos...