Scroll to Top

Jubbalandi Media

wararka, geeska africa

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro labo habeen soconeysey kuqabtey Masaajidka weyn ee Abuubakar ee xaafadda Islii ayaa kutilmaamey kooxda cusub ee labaxdey Alsaadicuuna bilxaq inay yihiin Urur Takfiir ah oo isqarinaya , Sheekha ayaa ummada soomaaliyeed ugu baaqey inay kadigtoonaadaan kana hortagaan si aysan aragtiyadooda kasoo horjeeda diinta Islaamka ugu faafinin...

Wasiirka Ganacsiga Jubbaland Mudane Fariid Jaamac ayaa maanta soo saaray wareegto uu ku amrayo in ganacsatada wax ka dhoofisa ama kala soo degta dekada Kismaayo ay iska soo diiwaangaliyaan wasaaradda ganacsiga. Waxa uu sheegey in shatiyada ganacsiga ay muhiim u yihiin kor u qaadista ganacsiga iyo aqoonsiga dawliga ah ee ay helayaan ganacsatada, sidaasi darteedna ay muhiim...