Scroll to Top

Jubbalandi Media

wararka, geeska africa


jubba

This user hasn't shared any profile information

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shirka Madasha wadatashiga madaxda Soomaalida ee Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo mudo isbuuc ka badan Caasimada kasocday. Ilo Xog ogaal ah ayaa sheegaya in ay wax walba oo ay sameeyeen madaxdu hadana aaanay jirin talaabo horay loo qaaday iyadoo inta badan qodobada kasoo baxay shirka ay yihiin kuwo lagu tusayo Bulshada...

Waaxda  Arrimaha Dibbada Maraykanka qeybteeda u qaabilsan Afrika ayaa  ka walwalsan in dhaqaalaha la siiyo dowlad  Soomaaliya inay u wareegto ururka Al-Shabaab oo Soomaaliya ka wada dagaal ay ku arqaladaynayaan nabadgalyada. Qaybta dabagalka Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka ayaa walaacan muujisay iyadoo sarkaal ka tirsan Wasaarada Arrimaha Dibada Maraykanka ayaa...

Inta la xaqiijiyay labo qof ayaa ku dhaawacmay gaari qarax lagu soo xiray oo ku qarxay isgooyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Amaanka Caasimada ayaa dhawaanahan soo hagaagayay ayay u muuqata in habacsanan badan uu hada wajahayo iyadoo qaraxyo dhawr ah oo Caasimada ka dhacay ay boqolaal qof ku dhinteen. Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya hawlgal Al-Shabaab...

Magaalada Muqdisho waxaa mudo Todobad ku dhaw kasocda shir ay yeelanayaan madaxda Dowlada Federaalka iyo madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada. Wararkii ugu danbeeyay waxaa ay sheegayaan in la isku raacay arimaha amaanka balse wali loo maaro la’yahay arimaha Siyaasada iyo dhaqaalaha iyadoo si aad ah loogu kala fogyahay gaar ahaan shaqaaqooyinkii dhawaan ka dhacay...

Muqdisho,  November, 01, 2017.  Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa casho sharaf ugu sameeyay Magaalada Muqdisho Xildhibaanada labada gole ee laga soo doortay Jubbaland. Kulankan wuxuu ahaa mid Madaxweynahu uu Xildhibaanada uga xog-waramayay xaaladaha deeganada Jubbaland iyo mid guud ee dalka gaar ahaan Arimaha...

Madaxda Dowlad goboleedka jubbaland iyo Shacabka reer kismaayo ayaa maanta si wada jir ah dareenkooda ugu muujiyey walaalahooda reer muqdisho ee waxyeeladu kasoo gaartey qarixi zoobe ee magaalada muqdisho. Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland suldaan luga dheere , Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh cabdi , Taliyaha nabadsugida Khaalid sheekh cabdulahi ayaa kamid ahaa masuuliyiintii...

Waraaq kasoo baxdey xafiiska madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle mudane Cabdi Awaare ayaa lagu sheegey inaysan kuraacsaneyn go’aanka ay maamul goboleedyada dalku ka qaateen arrinta murugsan ee maamul goboleedka galmudug ka taagan. Maanta ayaa waxaa soo baxey warmurtiyeed ay kumideysanyihiin Maamul goboleedyada kala ah Puntland ,Jubbaland , Koonfur galbeed...

Madaxweynaha Jubbaland ayaa Baarlamaanka ka hor sheegay in ay diyaarinayaan dhismaha gudiga adeega garsoorka si hananka cadaaladu uu u noqdo mid la isku halayn karo oo miro dhal ah. Isagoo ka hadlayay sida uu gudigan muhiimka u yahay ayuu sheegay in cabashooyinka dhinaca dhulka ah ay asal u yihiin kaslooni daro ay mararka qaar dadku ka qaadan hananka cadaalada tanina ay...

Magalaada Garowe oo muddo Sadex bilood  kulamo  beesha Tanade qaar ka tirsan Issimadooda iyo ergooyin kale ugu qabteen Issimo ka tirsan Puntland kaasoo ay ku codsanayeen in loo kordhiyo tirada Xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa waxaa uu ku soo dhamaadey guuldaro kadib markii mudanayasha aqalka Barlamanka diideen. Fashilka ku yimid barnaamijkaan ayaa ergooyinkii...

  Five police officers have been killed and one injured in an ambush by suspected Al-Shabaab gunmen in Garissa County. Police sources told the Nation that the gunmen ambushed the officers at Alijize area on Bodhai-Ijara road. A vehicle the officers were travelling in was set ablaze by the attackers. One other officer survived the ambush and is said to be safe. The...

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ee dalka kenya Raila Odinga ayaa lagu wadey inuu maanta dadka kenyanka ah ee taageera xisbigiisa inuu u sheego qorshaha xiga guuldaradii doorashada ee uu qaadacey . Orengo oo katirsan xisbiga mucaaradka NASA ayaa saxaafadda u sheegey inuu baaqdey isu soo baxii uu maanta Raila Odinga kula hadli lahaa taageerayaashiisa uguna sheegi lahaa qorshihiisa...

August 15, 2017 3(saddex) magafeyaal ah oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka qaadan jiray oo ay qabteen ciidamada Koonfurta Suudaan, loona soo gacan geliyay dowladda federaalka ah ayaa  xabsiga laga sii daayey, sidaasi waxaa  ogaatay Goobjoog News. Warqado ay heshay...

Former deputy leader of Alshabab mukhtar Robow Abu mansur  has surrendered to the somali government and declared his defection from Alshabab in a press conference taken place in mogadishu today. Few hours later of robow’s declaration , Human rights watch has urged to the somali government to investigates robow’s role for abuses and children recruitment in...

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch qeybteeda cilmi baarista xadgudbyada ayaa sheegtey in dowladda soomaaliya ay baarto doorka uu Mukhtaar roobow kulahaa xasuuqii ka dhacey soomaaliya mudadii ay Alshabaab weerarada iyo dilalka ka geysaneysey dalka asaguna uu katirsanaa. Human Rights Watch ayaa sheegtey in intii uu mukhtaar roobow ka tirsanaa...

August 15, 2017 A young South Sudanese refugee cooks food at a camp in northern Uganda. Authorities in South Sudan arrested five Somalis for trafficking a 14 year Somali boy from a camp in Uganda. Photo: UNHCR/Will Swanson   Four Somali human traffickers who were arrested by South Sudan authorities sneaking out a 14 year Somali boy from...

Somali government has released a statement that they welcoming the defection of Mukhtar robow Abu mansur from Alshabaab and open the doors to anyone who is leaving the group.   ...

Nasa leader Raila Odinga will not be making his much-anticipated announcement this Tuesday after all. A statement from Mr Odinga’s Chief Agent in the August 8 poll Musalia Mudavadi says negotiations on the announcement had taken longer than expected. “Owing to the urgency, complexity and delicate nature of issues Nasa Summit is handling, our consultations are on-going...

MOGADISHU (Reuters) – The one-time deputy leader of Somali Islamist militants al Shabaab called on Tuesday for others to quit the group following his defection to the government side in Mogadishu. Mukhtar Robow Abu Mansur, who was also al Shabaab’s spokesman, said the group did not represent the interests of those it claimed to. “I left...

Former Al-Shabab No. 2 Quits Militant Group August 15, 2017    Former al-Shabab leader Mukhtar Robow Abu Mansur attends a news conference in Mogadishu, Somalia, Aug. 15, 2017. The former number-two leader of al-Shabab says he has quit the Somalia-based militant group. Mukhtar Robow, also known as Abu Mansour, faced the media at a hotel in Mogadishu where...

​Kismaayo, 15, August 2017. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray Kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland. Qudbad dheer oo Madaxweynahu uu u jeediyay Baarlamaanka ayuu kaga hadlay arimo kala duwan isagoo si gaar ah ugu dheeraday wadashaqaynta Hay’adaha Dowlada iyo...