Gaas: Ma garanayno Qadar meel ay ku taalo

by Kismaayo City | Friday, Sep 29, 2017 | 141 views

Madaxweynaha Puntland Abdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay go’aanka Dowlad Goboleedyadu ay kula safteen xulufada Sucuudiga, waxaana uu sheegay in Tariikh hore iyo iskaashi fac weyn uu ka dhexeeyo Soomaalida iyo Sucuudiga.

Taa badalkeeda wuxuu sheegay in ayna ilaaqad lahayn Qadar xiita meel ay ku yaalan uuna Aqoonin.

Dowlada federaalka ah go’aankeeda dhexdhexaadnimo ayuu Madaxweyne Gaas sheegay in dhinaca Qadar uu u janjeero.

Like it? Share it!