Wafdi ka socda Jubbaland oo Mareykanka Gaaray

by Kismayo City | Friday, Sep 22, 2017 | 136 views

(September 22 2017) wafdi ka socda dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland oo uu hogaaminayo wasiirka iskaashigga iyo xiriir caalamiga Feyruus Xaaji Xuseen iyo xildhibaanno ka tirsan Jubbaland ayaa gaaray dalka Mareykanka.

Wafdigan waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Gudoomiyaha rugta Ganacsigga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin.

Ujeedka wafdigan ayaa lagu sheegay laba arrimood oo kala ah in wafdigga ay kulamo la yeelan doonaan jaaliyada Jubbaland ee dalka Mareykanka.

Halka Gudigga Ganacsigga ay iyagana ka qeyb gelli doonaan shirar heer caalami ah oo Ganacsigga quseeya.

 

Like it? Share it!