Haweeney Xaamilo ah oo lagu dilay Magaalada Marko

by Kismaayo City | Thursday, Sep 7, 2017 | 127 views

Wararka ka imanaya Magaalada Marko ee Gobolka Shabeellah Hoose ayaa sheegaya in gudaha Magaaladaas laga helay maydka haweeney halkaas caan ka hayd.

Haweeneydan ayaa la sheegay in ay kamid ahayd haweenka qudaarta ka ganacsada iyadoo ilaa hada aan la ogayn cida sida rasmiga ah dilkeeda ugu lug lahayd.

Warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in kahor inta aan la dilin la kufsaday isla markana la jir dilay.

Like it? Share it!