Saraakiisha Jubaland “Shabaab Waay Ku Jabeen Dagaalkii Lugloow” (DAAWO)

by Kismaayo City | Saturday, Jun 10, 2017 | 451 views

Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Jubaland ayaa xalay  dagal lagashay maleshiyaadka Al-shabaab  Xasan Ciraaqi oo kamid ah saraakiisha ciidamada Daraawiishta Jubaland ayaa ka warbixinaya dagaalkii xalay dhex maray Al-shabaab iyo ciidamada Jubaland iyo weliba khasaarooyinka ka dhashay.

HOS KA DAAWO

Like it? Share it!