Kulanlooga hadlaayo Xaaladaha Amniga iyo Abaaraha ayaa lagu qabtay Degmada Dooloow (SAWIRRO)

by Kismaayo City | Friday, Jun 9, 2017 | 267 views

Degmada Dooloow Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhaxay kulan ay ka soo qeyb galeen maamulada Degmooyinka balad Xaawo Luuq iyo dolow Gudoomiyaha Maamulka Gobolka gedo Xildhibaano ka tirsan Barlamanka Jubaland wasiir ku xigeenka wasaarada Arimaha Gudaha ee Jubaland Abdiraxman Maxamed xusen Ahna Gudoomiyaha Gudiga  abaaraha ee Jubaland.

Waxaa kulankani shir gudoominayey Wasiirka wasaarada Amniga ee jubaland Abdirashiid xasan Abdinuur waxaana kulankaan looga hadlay  xaalada amniga ee gobolka Gedo iyo sida wax looga qaban karo abaarta samaynta bahan ku yeelatay Gobolka iyo guud ahaan dalka.

Abdirashiid xasan Abdinuur Wasiirka wasaarada amniga ayaa ka warbixinyey xaalada amniga ee gobolka iyo dadaalada ay hayaan ciidamada Jubaland ee ku sugan gobolka iyo waliba rag lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin al shabab iyo qalab wal xaha qarxo oo lagu soo qabtay shalay.

19075357_1249737881805496_1294024158_n19075123_1249738041805480_1118367433_n19074978_1249738355138782_2052547783_n19047698_1249738538472097_865324856_n19046690_1249737815138836_784947581_n19022164_1249737508472200_182071631_n19022165_1249738225138795_769288715_n19046681_1249739008472050_1570759298_n19047691_1249738391805445_2030034518_n19047656_1249738771805407_952489987_n19021887_1249737425138875_737395244_n19021890_1249737735138844_1755635778_n

 

Like it? Share it!