Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo laabtay kana warbixiyay Caleemo saarkii Cadaado (SAWIRO+VIDEO)

by Kismaayo City | Tuesday, May 30, 2017 | 302 views

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhaw oo galabta ah kusoo laabtay Magaalada Kismaayo, waxaana uu ka warbixiyay Safarkii uu dhawaan ku tagay Magaalada Cadaado halkaas oo uu kaga qayb galay Caleemo saarka Madaxweynaha Cusub ee Galmudug iyo kulamo lagu dhamaynayay Khilaafkii mudo ka dhex taagna Galmudug iyo Puntland.

Like it? Share it!