Daawo: Madaxweynaha Jubbaland oo qudbad qayim ah ka Jeediyay Cadaado VIDEO)

by Kismaayo City | Tuesday, May 30, 2017 | 195 views

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo shalay ka qayb galay Munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha Galmudug ayaa kaga hadlay qudbadiisa Arimo kala duwan oo ay kamid tahay in Dowlada Federaalku ay la shaqayso isla markana ay ka war qabto xaaladaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Dhexe.

https://youtu.be/nok7K-y3_Hc

Like it? Share it!