Daawo: Barakacayaal ku nool Magaalada Doolow oo ka cabanaya Xaalado dhinaca Nolosha ah (VIDEO)

by jubba | Saturday, May 27, 2017 | 215 views

Xerada kabasa oo ay ku jiraan dad barakacayaal ah ayaa waxaa maalmahan ku biirayay kuwo cusub iyadoo xaalada xeradu ay hada tahay mid adag oo noloshu ay aad u adag tahay.

Like it? Share it!