Dr Xabeeb oo Kismaayo ka furay cisbitaalka dadka dhirmirka ka xanuunsan lagu dabiibo (VIDEO)

by jubba | Friday, May 26, 2017 | 317 views

Dr Xabeeb oo ah dhakhtar caan ka ah Soomaaliya isla markana dabiiba Xanuunada dhimirka ayaa Xarun Cusub oo lagula tacaalo dadka dhimirka ka xanuunsan waxaa uu ka hirgaliyay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland.

Hoos ka daawo.

Like it? Share it!