Daawo :Sheekh Umal muxuu kayiri urur diimeedka cusub ee Alsaadicuuna Bilxaq.

by jubba | Saturday, Apr 15, 2017 | 244 views

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo muxaadaro labo habeen soconeysey kuqabtey Masaajidka weyn ee Abuubakar ee xaafadda Islii ayaa kutilmaamey kooxda cusub ee labaxdey Alsaadicuuna bilxaq inay yihiin Urur Takfiir ah oo isqarinaya , Sheekha ayaa ummada soomaaliyeed ugu baaqey inay kadigtoonaadaan kana hortagaan si aysan aragtiyadooda kasoo horjeeda diinta Islaamka ugu faafinin Bulshada dhexdeeda .

Hoos kadaawo Maxaadarada oo dhameystiran.

Like it? Share it!